La dagaalanka caabuqa Covid-19 ee Wadamada Yurub
Mudo labo bilood ku dhawaad ah ayaa dalkan Norway waxa uu ku jirey xaalad caabuq xakameyn ah, oo meel walbaa la xirey, saameyn weyna ku yeelatey dadkii. Qofkii ugu horreeyay ee laga helo fayraska dalka Norway ayaa aheyd haweeney ka soo laabatay safar ay ku tagtay dalka Shiinaha, dhammaadkii Febraayo. Qofkii u horeeyay ee u …
La dagaalanka caabuqa Covid-19 ee Wadamada Yurub Read More »